HomeWararDEG DEG:-Gaari ay wateen Ciidamada dowladda oo Muqdisho lagu weeraray

DEG DEG:-Gaari ay wateen Ciidamada dowladda oo Muqdisho lagu weeraray

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka naga soo gaaraya Xaafada Suuqa Xoolaha ee degmada Hurwaa Gobolkaan Banaadir ayaa waxa ay sheegayaan in Gaari ay la socdeen ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya lagu weeraray halkaas,isla markaana uu jiro khasaaro ka dhashay. Gaariga oo ah nooca Soomaalidu u taqaano NOHA ayaa dad goobjoogayaal ah waxa ay sheegayaan in lagu rasaaseeyey inta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Xaafada Suuqa Xoolaha ee degmada Hurwaa Gobolkaan Banaadir ayaa waxa ay sheegayaan in Gaari ay la socdeen ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya lagu weeraray halkaas,isla markaana uu jiro khasaaro ka dhashay.

Gaariga oo ah nooca Soomaalidu u taqaano NOHA ayaa dad goobjoogayaal ah waxa ay sheegayaan in lagu rasaaseeyey inta u dhaxeysa xaafada Suuqa Xoolaha iyo Isgoyska Sos,gaar ahaan halka loo yaqaano Dalcada Maalin Taajir.

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa la sheegayaa in gaariga uu haatan gubanayo oo uu dab qabsaday kadib markii kooxo hubeysan oo aan weli la garan ay rasaaseyeen.

Xaalada goobta ayaa haatan ah mid kacsan,waxaana gebi ahaanba xiran Wadada gasha Xaafada suuqa Xoolaha ee degmada Hurwaa,kadib markii ciidamo farabadan oo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ay goobta gaareen.

Wixii ku soo kordha kala socda Radiodalsan.com

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts