HomeWararDhageyso:- In ka badan 40 Dhalinyaro ah oo lagu Xirxiray DDSI

Dhageyso:- In ka badan 40 Dhalinyaro ah oo lagu Xirxiray DDSI

Date:

Related stories

Turkey Expands Its Role in Counterterrorism Operations in Somalia

"Türkiye will directly support the efforts of Somali forces against Al-Shabaab and ISIS," Fidan said, elaborating on plans to expand security cooperation and counterterrorism operations.

Ma runbaa in Pentagon-ku beddelay koodhka nukliyeerka?

Ma runbaa in Pentagon-ku beddelay koodhka Nukliyeerka? Maqaalkan waxaan ku lafagurnay xaqiiqada ka dambaysa sheegashooyinka baraha bulshada,

Somali Forces Crush Al-Shabaab, 33 Militants Killed in Major Raid

Somalia's intelligence agency has delivered a major blow to Al-Shabaab, killing over 33 militants in a series of coordinated operations in the Middle Shabelle region, dismantling key hideouts and logistical networks.

Dagaalka Romero: Real Madrid, Atletico iyo Man Utd oo isku eryanaya kabtanka Tottenham

Cristian Romero ayaa laga yaabaa inuu ciyaaray kulankiisii ugu dambeeyay ee Tottenham ka dib dhaawac jilibka ah iyo kooxda oo u laabanaysa Championship-ka.

Ruto Lands 8 Major Deals in Rome as Kenya, Italy Sign New Action Plan

President William Ruto's state visit to Italy has yielded eight new agreements, cementing a three-year action plan with Rome. The wide-ranging deal covers everything from military cooperation and AI to restoring the Cherangany Forest and upskilling Kenya's youth.

Dowlad deegaanka Somalida Ethiopia ayaa lagu eedeeyey xariga in ka badan 40 dhalinyaro ah oo laga qab qabtey Labadii Cishe lasoo dhaafay magaalada Jigjiga. Dadka deegaanka ayaa arinkaasi cabasho xoogan ka muujiyey oo sheegay in dhalinyaro aanan siyaasad ku shuqul lahayn laga dhex qabqabtey magaalada iyo guryahooda.

Abshir Axmed Shabeel oo ka mid ah dadka deegaaanka Somalida Ethiopia ayaa shegay in xariga dadka uu soo bilaawday Isniintii la soo dhaafay,isla markana la soo xir xiray dad isugu jira Dhalinyaro,Odayaal iyo qeybaha kale ee Bulshada.

Abshir waxa uu sheegay in xariga dadkaan ka dambeyso kacdoon isbedel doon ah oo xilligaan ka socda dhammaan deegaanada dowald deegaanka Soomaalida Itoobiya oo ay dadku wadan si meesha looga saaro maamulka ka jira.

Horay ayaa dhowr magaalo oo ka tirsan dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya waxaa uga dhacayey dibadbaxyo looga soo horjeedo maamulka,waxana intii ay socdeen la dilay dad rayid ah oo qaarkood guryihii ay deganaayeen lagala baxay.

Hoos Ka Dhageyso Codka qof  ka mid ah dadka deegaaanka Somalida Ethiopia

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories