HomeWararAkhriso:-Qodobada ugu muhiimsan ee kulanka RW Kheyre iyo Madaxweynaha Jabuuti

Akhriso:-Qodobada ugu muhiimsan ee kulanka RW Kheyre iyo Madaxweynaha Jabuuti

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ra’iisul Wasaarah Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo xalay lagu soo dhaweeyey Magalada Jabuuti ee dalka Jabuuti ayaa lagu wadaa in uu Maanta la kulmo madaxda ugu sareysa dalkaas oo uu ka mid yahay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle. Soo dhaeyntii xalay ee Ra’iisul Wasaare Kheyre ee dalka Jabuuti ayaa waxaa qeyb ka ahaa Ra’iisul Wasaaraha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaarah Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo xalay lagu soo dhaweeyey Magalada Jabuuti ee dalka Jabuuti ayaa lagu wadaa in uu Maanta la kulmo madaxda ugu sareysa dalkaas oo uu ka mid yahay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle.

Soo dhaeyntii xalay ee Ra’iisul Wasaare Kheyre ee dalka Jabuuti ayaa waxaa qeyb ka ahaa Ra’iisul Wasaaraha Jabuuti iyo masuuliyin ka tirsan dowladda Jabuuti.

- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawada Wasiirka Boostadda iyo Isgaarsiinta Eng Cabdi Canshuur Xasan, Wasiir Dawlaha Wasaaradda Gaashaandhiga Mudane Maxamed Cali Xagaa iyo mus’uuliyiin kale oo ka tirsan dawladda.

Ra’iisul Wasaaraha iyo Madaxweynaha dalka Jabuuti ayaa waxa ay ka wada hadli doonaan sidii loo horumarin lahaa xariirka wadshaqeynayd ee labada dal iyo habka ugu wanaagsan ee loo dar-dargalin karo howlaha horumarineed ee ay dawladda Jabuuti ka wado gudaha Soomaaliya.

Jabuuti ayaa waxa ay ka mid tahay Wadamada taageera Soomaaliya,waxaana degmooyin ka tirsan gobolka Hiiraan ka jooga Ciidamo farabadan kuwaas oo ku howlgal Magaca howlgalka AMISOM.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts