HomeWararSawirro:-Xuska Aas-Aaska Ciidanka Jabuuti Oo Lagu Qabtay Degmada Buulo Burte

Sawirro:-Xuska Aas-Aaska Ciidanka Jabuuti Oo Lagu Qabtay Degmada Buulo Burte

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Maanta degamda Buulo burde ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa lagu qabtay munaasbad lagu xusayey markii la’aas aasay Ciidamada Jabuuti oo ku began 6 –Jube Sanadkii 1977,dii. Munaasabada ayaa waxaa ka qeyb galay Saraakiil ka tirsan Ciidamada xooggad alka Soomaaliya,maalukka degmadaas Ururada Haweenka iyo qeybaha kala duwan eek u nool degmada Buulo burde ee gobolka Hiiraan. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maanta degamda Buulo burde ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa lagu qabtay munaasbad lagu xusayey markii la’aas aasay Ciidamada Jabuuti oo ku began 6 –Jube Sanadkii 1977,dii.

Munaasabada ayaa waxaa ka qeyb galay Saraakiil ka tirsan Ciidamada xooggad alka Soomaaliya,maalukka degmadaas Ururada Haweenka iyo qeybaha kala duwan eek u nool degmada Buulo burde ee gobolka Hiiraan.

- Advertisement -

Taliyaha Ciidamada Jabuuti Col,Xaamud Maxamed Cali oo munaasabada goobjoog ka ahaa ayaa waxa uu ka sheekeeyey taariikda Ciidamada iyo waxqabadka Ciidamada Jabuuti,isaga oo sheegay in Ciidamada Qaranka Jabuuti looga baahan yahay gudashada waajibaadkooda,isal amrkaana Shacabka ay cadwga ka difaacaan.

Guddoomiyaha Degmada buulo burde iyo Guddoomiyaha Ururka dhalinyarada degmadaas ayaa waxa ay siwadajir ah hambalyo ugu direen Ciidamada Qaranka Jabuuti oo har iyo habeen Shaqo ka wada deegaanada Maamulka Hir-Shabeelle.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts