HomeWararAkhriso:-Madaxweynaha Puntland oo Kala diray Golihii Deegaanka Magalada Qandala

Akhriso:-Madaxweynaha Puntland oo Kala diray Golihii Deegaanka Magalada Qandala

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta kala diray Golihii deegaanka Magalada Qandala ee Gobolka Bari Maamulka Puntland. Wareegto ka soo abxday Xafiiska Madaxweyne Gaas ayaa lagu sheegay in sababta lookaa diaray Golaha deegaanka Magalada Qandala ay tahay gufasho la’aanta Shaqooyinkii loo igmaday.   Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta kala diray Golihii deegaanka Magalada Qandala ee Gobolka Bari Maamulka Puntland.

Wareegto ka soo abxday Xafiiska Madaxweyne Gaas ayaa lagu sheegay in sababta lookaa diaray Golaha deegaanka Magalada Qandala ay tahay gufasho la’aanta Shaqooyinkii loo igmaday.

- Advertisement -

 

Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 30 May 2018 xafiiskiisa kasoo saaray wareegtu ku saabsan kala dirid Golaha Deegaanka Degmada Garoowe.

Xeer Madaxweyne Lr. 62 23 May kuna saabsan Kala dirid Golaha Deegaanka Degmada Qandala ee Gobolka Bari.

- Advertisement -

Madaxweynaha Dawladda Puntland.

Markuu arkay: Dastuurka Dawladda Puntland.

Markuu tixgaliyey: Talo soo Jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Dawladaha Hoose iyo Horumarinta Reer Miyiga.

Markay caddaatay: Inay hanan waayeen shaqadii loo igmaday.

Wuxuu xeeriyey.

Waxaa la Kala dirayGolaha Deegaanka Degmada Qandala.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts