HomeWararGuddoomiyaha Cusub ee Golaha Shacabka oo Maanta la caleema saarayo

Guddoomiyaha Cusub ee Golaha Shacabka oo Maanta la caleema saarayo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Waxaa lagu wadaa in Maanta Magalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya lagu qabto Munaasabad lagu Caleemo saarayo guddoomiyaha Cusub ee Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan. Munaasabadda ayaa waxaa lagu qaban doonaa Dugsiga tababarka ee Janaraal Kaahiye,iyada oo ay ka qeybgeli doonaan masuuliyiin madaxda sare ee dowladda Soomaliya,xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka,xubno matalaya Maamul goboleedyada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa lagu wadaa in Maanta Magalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya lagu qabto Munaasabad lagu Caleemo saarayo guddoomiyaha Cusub ee Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan.

Munaasabadda ayaa waxaa lagu qaban doonaa Dugsiga tababarka ee Janaraal Kaahiye,iyada oo ay ka qeybgeli doonaan masuuliyiin madaxda sare ee dowladda Soomaliya,xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka,xubno matalaya Maamul goboleedyada iyo Wakiilada Beesha Caalamka qaarkood.

- Advertisement -

Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan guddoomiyaha Cusub ee Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa waxaa la doortay 30-kii Bishii lasoo dhaafay ee Apriil,isaga oo bedelay guddoomiyihii is casilay ee Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari,waxaan horyaalla Shaqooyin dhowr ah oo adag.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts