HomeWararBandow xalay lagu soo rogay deegaanka Ceel-afweyn ee Gobolka Sanaag

Bandow xalay lagu soo rogay deegaanka Ceel-afweyn ee Gobolka Sanaag

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Shalay waxaa deegaanka Ceel-afweyn ee Gobolka Sanaag ka dhacay dagaal u dhaxeeyay laba maleeshiyo beelood oo halkaasi wada dega,waxana dagaalkaas uu ahaa mid tiro ka dhowr jeer soo laab laabtay. Dagaalkii u dambeeyey ee deegaanka Ceel-afweyn ayaa la soo sheegayaa in tirada dadka ku dhintay ay gaartay ilaa 10 ruux oo isugu jira maleeshiyaadkii dagaalmay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shalay waxaa deegaanka Ceel-afweyn ee Gobolka Sanaag ka dhacay dagaal u dhaxeeyay laba maleeshiyo beelood oo halkaasi wada dega,waxana dagaalkaas uu ahaa mid tiro ka dhowr jeer soo laab laabtay.

Dagaalkii u dambeeyey ee deegaanka Ceel-afweyn ayaa la soo sheegayaa in tirada dadka ku dhintay ay gaartay ilaa 10 ruux oo isugu jira maleeshiyaadkii dagaalmay iyo dad Shacab ah.

- Advertisement -

Ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka Soomaaliland ayaa  xalay gaaray deegaanka ceelafweyn kuwaas oo isla xalay Bandow ku soo rogay Magalada si aysan markale ugu dagaalamin labadii maleeshiyo beeleed.

Xaalada deegaanka Ceelafweyn ayaa saakay ah mid degan,waxaana geynta Ciidamada iyo bandowgii xalay lagu soo rogay ay ka dambeysay kadib markii shalay Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland Muuse Biixi uu sheegay in awood loo adeegsan doono joojinta dagaalkaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts