HomeWararDhageyso:-Maamulka G/Shabeellaha Hoose oo shaaciyey khasaaraha ka dhashay qarixii Walanweyn

Dhageyso:-Maamulka G/Shabeellaha Hoose oo shaaciyey khasaaraha ka dhashay qarixii Walanweyn

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa faah faahin guud ka bixiyey qarixii khasaaraha badan geystay ee Galabta ka dhacay degmada Walanweyn  ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Qaraxaas ayaa Maamulku waxa ay sheegeen in uu ahaa mid simiidaamin ah,kaas oo sababay dhimashada dad badan oo Shacab u badan,isl markaana ku sugnaa Goob  Suuq ah oo xilligaas mashquul ahaa. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa faah faahin guud ka bixiyey qarixii khasaaraha badan geystay ee Galabta ka dhacay degmada Walanweyn  ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

Qaraxaas ayaa Maamulku waxa ay sheegeen in uu ahaa mid simiidaamin ah,kaas oo sababay dhimashada dad badan oo Shacab u badan,isl markaana ku sugnaa Goob  Suuq ah oo xilligaas mashquul ahaa.

- Advertisement -

Guddoomiye kuxigeenka Maamulka gobolka Shabeellaha Hoose Cabdi Fitaax Xaaji Cabdulle ayaa sheegay in qaraxa uu sirasmi ah uga dhacay suuqa labaad ee degmada Walaweyn oo ku yaalla Muuri.

Waxa uu sheegay in qaraxaas ay ku geeriyoodeen in ka badan 10 ruux sidoo kalena dhaawacyo farabadan loosoo qaaday isbitaalada ku yaalla Magalada Muqdisho.

Waxa uu sidoo kale sheegay in Ciidamada dowladda Soomaaliya eek u sugan Garoonka Balli-doogle ay dadkaasi uu qaraxa saameeyey ay u soo gurmadeen.

- Advertisement -

Marka laga soo tago khasaaraha ay shaaciyeen masuuliyiinta Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa warar kale aan heleyno waxa ay sheegayaan in khasaraha uu intasi badan yahay,isla markaana dadka dhintay ay shacab u badan yihiin.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga guddoomiyaha oo dhameystiran.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts