HomeWararDhageyso:-Dad ku dacwoonayay Aqoonsi dhul oo been abuur ah oo gacanta lagu...

Dhageyso:-Dad ku dacwoonayay Aqoonsi dhul oo been abuur ah oo gacanta lagu dhigay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Shir Jiraa’iid oo Maanta Magaalada Muqdisho uu ku qabtay guddoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa waxa uu ku faahfaahiyay dacwadaha la xiriira dhulalka ee ay qabato Maxkamada gobalka Banaadir. Waxa uu sheegay En: Yariisoow in gacanta lagu dhigay shaqsiyaad sida uu sheegay ku dacwoonayay waraaqado dhul oo lagu soo sameeyay Cabdal Shideeye sidoo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shir Jiraa’iid oo Maanta Magaalada Muqdisho uu ku qabtay guddoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa waxa uu ku faahfaahiyay dacwadaha la xiriira dhulalka ee ay qabato Maxkamada gobalka Banaadir.

Waxa uu sheegay En: Yariisoow in gacanta lagu dhigay shaqsiyaad sida uu sheegay ku dacwoonayay waraaqado dhul oo lagu soo sameeyay Cabdal Shideeye sidoo kalana waxa uu cadeeyay in lagu raad joogo dadka bixiya Docmintiyada been abuurka ah.

- Advertisement -

Mar uu ka hadlayay isqab-qabsiga dhulalka ayuu sheegay in ay ku lugleeyihiin Masuuliyiin ka tirsan dowladda oo sida uu sheegay difaacayay dadka watay Docomiintiyada aan sharciga ahayn.

Duqa magaalada Muqdisho ayaa sheegay in maamulka gobalka Banaadir  oo kaashanaya waxaada dhulalka in ay guddi u saareen baaritaanada shaqsiyaadka sameeya warqadaha dhulalka ee sharci darrada ah isaga oo digniin u diray mas’uuliyiinta gadaal ka taagan dadka wata Docomiintiyadaas sharciga la horkeeni doono.

Hoos Ka Dhageyso Codka Guddoomiyaha gobolka Banaadir.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts