HomeWararDhageyso:-Hooyo iyo laba Caruur ay dhashay oo daad uu ku qaaday Hargaysa...

Dhageyso:-Hooyo iyo laba Caruur ay dhashay oo daad uu ku qaaday Hargaysa & Muuse Biixi oo booqday

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Kadib markii roob uu ka da’ay Magaalada Hargaysa roobkaasi oo sababay inay soo rogmadaan biyo badan oo Dooxa soo maray, ayaa waxa ay biyahaasi sababeen inay nolosha ku qaadaan Hooyo iyo laba caruur ah oo ay dhashay. Hooyada ayaa dusha ku siday ilmo yar oo ay dhashay, sidoo kalena waxa ay gacanta ka haysay wiil […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kadib markii roob uu ka da’ay Magaalada Hargaysa roobkaasi oo sababay inay soo rogmadaan biyo badan oo Dooxa soo maray, ayaa waxa ay biyahaasi sababeen inay nolosha ku qaadaan Hooyo iyo laba caruur ah oo ay dhashay.

Hooyada ayaa dusha ku siday ilmo yar oo ay dhashay, sidoo kalena waxa ay gacanta ka haysay wiil yar oo daadka uu la tagay.

- Advertisement -

Waxaa la soo badbaadiyay Hooyada iyo ilmihii yaraa ee ay siday, Hooyada iminka Koomo ayeey ku jirtaa, halka sidoo kale la la’yahay maydka wiilkii yaraa, waxaana la soo helay maydka gabadhii yareyd ee Hooyada dusha ku siday.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa booqday Aabaha reerka masiibada ay qabsatay, wuxuuna warbixin ka dhageystay aabaha qoyskaasi masiibada la kulmay.

Maalma ka hor ayay aheyd markii Bali ku yaalla duledka Hargeysa uu ku dehx geeriyooday ruux ku dabaalanayay.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codadka Aabaha Qoyska iyo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts