HomeWararGaroonka Boosaaso oo lagu xayiray Diyaarad waday Boorsooyin laga leeyahay Imaaraadka

Garoonka Boosaaso oo lagu xayiray Diyaarad waday Boorsooyin laga leeyahay Imaaraadka

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso e Xarunta Gobolka Bari ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada ilaalada Garoonka Diyaaradaha Boosaaso ay xayireen  Diyaarad siday Boorsooyin oo ay la socdeen saraakiil ka socotay dowladda Imaaraadka. Illo xog-ogaal ah Dalsan waxa ay u sheegeen in Diyaaradaas ay la socdeen Saraakiil tababarayaal ah oo u dhashay Imaaraadka,isla markaana […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso e Xarunta Gobolka Bari ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada ilaalada Garoonka Diyaaradaha Boosaaso ay xayireen  Diyaarad siday Boorsooyin oo ay la socdeen saraakiil ka socotay dowladda Imaaraadka.

Illo xog-ogaal ah Dalsan waxa ay u sheegeen in Diyaaradaas ay la socdeen Saraakiil tababarayaal ah oo u dhashay Imaaraadka,isla markaana ciidamada Puntland ay ka shakiyeen Diyaarada oo sida Boorsooyin,isla markaana Saraakiisha Imaaradka ay diideen in la baaro.

- Advertisement -

Saraakiisha Imaaraadka ee tababarayaasha ah ee diyaarada la socda iyo kuwa puntland aya isku fahmi waayey in baaritaan lagu sameyo Boorsooyinka ay wado,xili 8,dii Bishaan Muqdisho lagu qabtay diyaarad siday Lacag ka timid Wadanka Isutaga Imaaraadka Carabta.

Xaalad kacsanaan ah ayaa haatan ka jirta Garoonka Diyaaradaha Magalada Boosaaso,waxan Saraakiisha ciidamada Puntland ee Garoonka ku sugan ay diideen in Boorsooyinkaas oo aan la baarin in Magalada inteeda kale loo gudbiyo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts