HomeWararFaah faahin:- Xildhibaan hore oo Qarax lagula  beegsaday Muqdisho

Faah faahin:- Xildhibaan hore oo Qarax lagula  beegsaday Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Faaf faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax khasaaro dhimasho iyo dhawac leh dhaliyay oo Maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Kaaraan ee Waqooyiga Mugdisho, waxaana kasoo baxaya warar dheeraad ah oo ku aaddan qaraxaasi. Wararku waxaa ay sheegayaan in maanta la qarxiyay Gaari uu la socday Xildhibaan hore Muxidiin Xasan Afrax, waxaana […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Faaf faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax khasaaro dhimasho iyo dhawac leh dhaliyay oo Maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Kaaraan ee Waqooyiga Mugdisho, waxaana kasoo baxaya warar dheeraad ah oo ku aaddan qaraxaasi.

Wararku waxaa ay sheegayaan in maanta la qarxiyay Gaari uu la socday Xildhibaan hore Muxidiin Xasan Afrax, waxaana lala beegsaday Qarax miino sida ay sheegayaan wararka aan helayno.

- Advertisement -

Qaraxa ayaa jugtiisa si weyn looga maqlay Xaafadaha Degmada Kaaraan  iyo  degmooyinka kale ee ka agdhaw, waxaana dad Goobjoogayaal ah ay inoo sheegeen in ay arkayeen uuro Modoow oo cirka isku shareertay, taasi oo muujinaysay Awoodda Qaraxa lala eegtay gaariga mas’uulka.

Inta la xaqiijyay hal Askari ayaa ku  hintay oo ka mid ahaa ilaalada Mas’uulka  Gaarigiisa la qarxiyay, waxaana ku dhaawacmay mid kale, sida ay ku warramayaan wararkii ugu dambeeyay ee aan helayno.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts