HomeCaalamkaDal ku yaalla Yurub oo laga helay kiiskii ugu horreeyay ee Cudurka...

Dal ku yaalla Yurub oo laga helay kiiskii ugu horreeyay ee Cudurka Cusub

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Faransiiska ayaa xaqiijiyay kiiskii ugu horreeyay ee nooca cusub ee fayraska corona ee dhawaan laga helay dalka Ingiriiska. Wasiirka Caafimadka ee Faransiiska ayaa sheegay in qofkii ugu horreeyay ee u dhashay dalkaas oo dhawaan ka yimid magaalada London laga helay fayraska. Wasiirka ayaa sheegay in karantiil qofkaaas lagu geliyay gurigiisa. Dalalka Yurub ayaa dhawaan xayiraado […]

- Advertisement -

Faransiiska ayaa xaqiijiyay kiiskii ugu horreeyay ee nooca cusub ee fayraska corona ee dhawaan laga helay dalka Ingiriiska.

Wasiirka Caafimadka ee Faransiiska ayaa sheegay in qofkii ugu horreeyay ee u dhashay dalkaas oo dhawaan ka yimid magaalada London laga helay fayraska.

- Advertisement -

Wasiirka ayaa sheegay in karantiil qofkaaas lagu geliyay gurigiisa. Dalalka Yurub ayaa dhawaan xayiraado cusub ku soo rogay dalka Ingiriiska, kadib markii dalkaasi laga helay nooc cusub oo Coronavirus ah.

Nooca cusub ee fayraska korona, ayaa si degdeg ah ugu faafay magaalada London iyo Koonfurta-Bari England.

Qaar ka mid ah waddamada reer Yurub ayaa joojiyay dhammaan duullimaadyadi Ingisriiska ka imanayey.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories