HomeWararMadaxweyneyaasha Puntland iyo Galmudug oo kulan yeelanaya

Madaxweyneyaasha Puntland iyo Galmudug oo kulan yeelanaya

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta oo Arbaco ah ku wajahan Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug dhinaca Waqooyi. Madaxweyne Saciid Deni oo ku sugan Magaalada Garoowe ayaa safar duulimaad gelinka dambe ee Maanta ku tegaya halkaas, waxaana socda qorshe lagu soo dhaweynayo Madaxweynaha iyo wafdigiisa. Madaxweynaha Puntland […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta oo Arbaco ah ku wajahan Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug dhinaca Waqooyi.

Madaxweyne Saciid Deni oo ku sugan Magaalada Garoowe ayaa safar duulimaad gelinka dambe ee Maanta ku tegaya halkaas, waxaana socda qorshe lagu soo dhaweynayo Madaxweynaha iyo wafdigiisa.

- Advertisement -

Madaxweynaha Puntland ayaa kulan gaar ah Gaalkacyo kulan qaadan doona Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo halkaas, iyagoona ka wada hadli doona arrimo kala duwan.

Warar la helayo ayaa sheegaya in labada Madaxweyne ay ka wada hadli doonaan Arrimo ku aadan xaaladda siyaasadeed ee dalka gaar ahaan doorashada dhaceysa ee weli uu muaranka ka taagan iyo Arrimo kale oo ku aadan labada maamul.

Ammaanka guud ee Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa Maanta siweyn loo adkeeyay, isla markaana waxaa saakay Magaalada ka dhacay howlgal ballaaran oo lagu xaqiijinayay amniga, maadaama uu ku wajahan Madaxweyne Saciid Deni.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts