HomeWararMadaxweynaha Somaliland oo u ambabaxay dalka Jabuuti iyo ujeedkiisa

Madaxweynaha Somaliland oo u ambabaxay dalka Jabuuti iyo ujeedkiisa

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa Goordhow ka ambabaxay Garoonka diyaaradaha Cigaal International ee Magaalada Hargeysa ee Caasimadda maamulkaas. Madaxweyne Muuse Biixi iyo wafdigiisa oo kamid yihiin xubno ka tirsan Golihiisa Wasiirada ayaa waxaa ay ku wajahan yihiin dalka Jabuuti ee Caasimadda dalkaas, iyagoona halkaas tegi doona sida uu qorshahu yahay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa Goordhow ka ambabaxay Garoonka diyaaradaha Cigaal International ee Magaalada Hargeysa ee Caasimadda maamulkaas.

Madaxweyne Muuse Biixi iyo wafdigiisa oo kamid yihiin xubno ka tirsan Golihiisa Wasiirada ayaa waxaa ay ku wajahan yihiin dalka Jabuuti ee Caasimadda dalkaas, iyagoona halkaas tegi doona sida uu qorshahu yahay saacad kadib,.

- Advertisement -

Warar la helayo ayaa sheegaya in Madaxweynaha Somaliland uu Casuumad ka helay Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, isla markaana uu la qaadan doono kulan looga hadli doona Arrimo kala duwan.

Labada Mas’uul ayaa sida la sheegay ka wada hadi doona qodono qorsheysan oo ku aadan Somaliland iyo Jabuuti, waxaana sidoo kale Muuse Biixi uu kulan kale qaadan doonaan Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Jabuuti.

Madaxweyne Muuse ayaa dhawaan socdaal ku tegay Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya, isagoona halkaas kulamo kula qaatay Madaxweyne Uhuru Kenyatta, iyagoona kala saxiixday heshiis Cusub.

- Advertisement -

Markii Madaxweynaha Somaliland kasoo laabtay safarkii Magaalada Nairobi ayaa waxaa uu sheegay isaga oo la hadlaayay warbaahinta in xiriirkii dowladda Federaalka Soomaaliya u jartay Kenya uu fursad weyn u yahay Somaliland.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts