HomeWararMadaxweynaha Somaliland Biixi oo gaaray dalka Jabuuti

Madaxweynaha Somaliland Biixi oo gaaray dalka Jabuuti

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Jabuuti ee Caasimadda Jamhuuriyadda Jabuuti, iyadoo halkaas lagu soo dhaweeyay. Madaxweyne Muuse Biixi iyo wafdiga la socday ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Hargeysa uga hortegay Wasiirka Wasaaradda Biyaha, Beeraha, Xannaanada Xoolaha iyo Kalluumaysiga ee Jabuuti Maxamed Axmed Cawaale (Maxamed Soomaali) oo ay wehelinayaan Masuuliyiin […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Jabuuti ee Caasimadda Jamhuuriyadda Jabuuti, iyadoo halkaas lagu soo dhaweeyay.

Madaxweyne Muuse Biixi iyo wafdiga la socday ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Hargeysa uga hortegay Wasiirka Wasaaradda Biyaha, Beeraha, Xannaanada Xoolaha iyo Kalluumaysiga ee Jabuuti Maxamed Axmed Cawaale (Maxamed Soomaali) oo ay wehelinayaan Masuuliyiin sar-sare oo ka tirsan dalkaas.

- Advertisement -

Ujeedka Madaxweynaha Somaliland ayaa waxaa uu yahay sidii uu kulan ula qaadan lahaa Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo martiqaad si rasmi ah uu ka helay, sidaasina uu halkaas ku tegay.

Safarka madaxweynaha iyo weftigiisa, ayaa qaadan doona muddo kooban, waxana muddada ay madaxweynaha iyo xubnaha weftigiisa ahi halkaas joogaan lagu lafo-guri doonaa arrimo la xiriira xoojinta xiriirka Somaliland iyo Jabuuti.

Madaxweyne Muuse ayaa dhawaan socdaal ku tegay Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya, isagoona halkaas kulamo kula qaatay Madaxweyne Uhuru Kenyatta, iyagoona kala saxiixday heshiis Cusub.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts