HomeWararRW Rooble oo si weyn loogu soodhaweeyay Magaalada Cadaado

RW Rooble oo si weyn loogu soodhaweeyay Magaalada Cadaado

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Cadaado ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey. Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha ayaa inta ay joogaan Cadaado waxa ay u kuurgalayaan xaaladaha nololeed iyo baahiyaha ay qabaan shacabka ku nool Cadaado ee dhinacyada kaabayaasha bulshada, taasoo qeyb ka ah barnaamijka xukuumadda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Cadaado ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey.

Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha ayaa inta ay joogaan Cadaado waxa ay u kuurgalayaan xaaladaha nololeed iyo baahiyaha ay qabaan shacabka ku nool Cadaado ee dhinacyada kaabayaasha bulshada, taasoo qeyb ka ah barnaamijka xukuumadda ee horumarinta adeegyada bulshada.

- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa sheegay in shacabka Cadaado ay yihiin dad jecel dowladnimad, isagoo Ra’iisul Wasaaraha uga mahadceliyey safarka uu ku joogo Galmudug ee loogu kuurgalayo baahiyaha ka jira deegaanka.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa shacabkii soo dhaweeyey u mahadceliyey, waxuna sheegay inta uu joogo inuu kulamo lagu xoojinayo nabadda iyo horumarka la sameyn doonno qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool degmada Cadaado.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts