HomeCaalamkaMuxuu ka yiri Mareykanka boqolaal Arday oo laga afduubtay Iskuul?

Muxuu ka yiri Mareykanka boqolaal Arday oo laga afduubtay Iskuul?

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa cambaareysay afduubka in ka badan 300 (Saddex boqol) oo arday oo laga afduubtay iskuul ku yaalla waqooyi Galbeed ee dalka Nigeria. Bayaanka kasoo baxay wasaaradda ayaa lagu yiri: Mareykanku wuxuu si adag u cambaareynayaa afduubkii loo geystay arday joogtay iskuul ay wax ku baranayeen. Bayaanka ayaa intaas ku daray in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa cambaareysay afduubka in ka badan 300 (Saddex boqol) oo arday oo laga afduubtay iskuul ku yaalla waqooyi Galbeed ee dalka Nigeria.

Bayaanka kasoo baxay wasaaradda ayaa lagu yiri: Mareykanku wuxuu si adag u cambaareynayaa afduubkii loo geystay arday joogtay iskuul ay wax ku baranayeen.

- Advertisement -

Bayaanka ayaa intaas ku daray in dowladda Maraykanku baaritaan ku samayn doonto sheegashada Boko Xaaraam.

Hoggaamiyaha kooxda xagjirka ah ee Boko Xaaraam Abubakar Al-Shikwi ayaa ku sheegay muuqaal uu soo duubay talaadadii inay afduubteen boqolaal arday ah.

Kooxda Boko Xaaraam ayaa 2014-kii afduubatay 276 gabdhood oo ku sugnaa iskuul-ki ay wax ka baranaayeen.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts