HomeCaalamkaDonald Trump oo diiday in tallaalka COVID-19 la siiyo shaqaale Dalabna diray

Donald Trump oo diiday in tallaalka COVID-19 la siiyo shaqaale Dalabna diray

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump, ayaa diiday qorshe ah in saraakiisha aqalka cad ay qaatan talaalka cusub ee cudurka Coronavirus. Saraakiisha ayaa sheegay in xubnaha sare ee maamulka Trump ay ka mid noqon doonan dadka ugu horreeya ee qaata talaalka Pfizer/BioNTech. Balse Mr Trump ayaa sheegay inuu dalbaday in la sameeyo qorsha wax looga badelaayo talaalka.Talaalka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump, ayaa diiday qorshe ah in saraakiisha aqalka cad ay qaatan talaalka cusub ee cudurka Coronavirus.

Saraakiisha ayaa sheegay in xubnaha sare ee maamulka Trump ay ka mid noqon doonan dadka ugu horreeya ee qaata talaalka Pfizer/BioNTech.

- Advertisement -

Balse Mr Trump ayaa sheegay inuu dalbaday in la sameeyo qorsha wax looga badelaayo talaalka.Talaalka ayaa 95% ka hortagaayo cudurka Covid-19.

Tallaalkan ay soo saareen shirkadaha Pfizer/BioNtech wuxuu u baahan yahay in lagu keydiyo qabow gaaraya -70C oo cabbirka heer kulka ah, laguna qaado gaari tallaagad leh oo baraf qallalan sido isla-markaana GPS lagula socdo.

Shirkadda sameysay waxay sheegtay 94.5% inuu tallaalkan uu cudurka dadka ka difaacayo,
UK xilliga guga waxay heli doontaa shan malyan oo tallaalkaasi ka mid ah.

- Advertisement -

30,000 oo qof ayaa tijaabada tallaalkan ka qayb qaatay halka kala bar dadkaasi tallaal ahaan u qaateen barka soo harayna irbad ahaan loo siiyey.

Saddex milyan oo ka mid ah daawadan ayaa la geeyay tobaneeyo xarumood oo ku yaala Maraykanka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts