HomeWararPuntland oo xirtay Ganacsato badan iyo sababta ka dambeysay

Puntland oo xirtay Ganacsato badan iyo sababta ka dambeysay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa Maanta xabsi ku yaalla halkaas ku xiray Ganacsato badan, sida ay xaqiiyeen qaar kamid ah Ganacsatada Magaalada. Ganacsatada la xiray oo gaarayey tobaneeyo ayaa waxaa u badnaa rag sarriflayaal ah, kuwaasi oo lagu eedeeyay inay fulin waayeen amarkii kasoo baxay Maamulka Puntland ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa Maanta xabsi ku yaalla halkaas ku xiray Ganacsato badan, sida ay xaqiiyeen qaar kamid ah Ganacsatada Magaalada.

Ganacsatada la xiray oo gaarayey tobaneeyo ayaa waxaa u badnaa rag sarriflayaal ah, kuwaasi oo lagu eedeeyay inay fulin waayeen amarkii kasoo baxay Maamulka Puntland ee ee jaan-goynta isku-beddelka Shilinka Soomaaliga iyo doollarka.

- Advertisement -

Dad ku sugan Boosaaso oo la hadlay warbaahinta ayaa u sheegay in Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Magaalada lagu daadiyay Suuqa, si ay ula socdaan fulinta amarkii Madaxda Puntland iyo qabashada lacagta Shillinka Soomaaliga ah.

Ciidamada ayaa la tilmaamay in markii horey ay arkeen ragga sarriflayaasha oo diiday qabashada lacagta Shillinka Soomaaliga, sidoo kalena qiimihii la joon-gooyay mid la duwan sarifaya lacagta, isla markaana markii dambe la xiray.

Dowlad Goboleedka Puntland ayaa dhawaan go’aamisay in Hal dollar lagu sarrifo 35,000 oo shilin, isla markaana amar ku bixisay in la adeegsado lacagta Shilinka Soomaaliga ah, kadib markii Ganacsatada qaarkood ay diideen, taasina Banaanbaxyo ay ka dhasheen.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts