HomeWararRW Rooble oo ku wajahan Garoowe iyo ujeedka socdaalkiisa

RW Rooble oo ku wajahan Garoowe iyo ujeedka socdaalkiisa

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta ku wajahan Magaalada Garoowe ee Xarunta Maamul Goboleedka Puntland, waxaana Socdaalka uu Garoowe ku tagayo uu hordhac u yahay socdaalo uu ku bixin doono Degaanno ka tirsan Puntland iyo Gobolada kale ee dalka. Waxaa socda qaban-qaabada socdaalka Ra’iisul wasaare Rooble ee ku tagayo degaanada Puntland, waxaana socdaalkisa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta ku wajahan Magaalada Garoowe ee Xarunta Maamul Goboleedka Puntland, waxaana Socdaalka uu Garoowe ku tagayo uu hordhac u yahay socdaalo uu ku bixin doono Degaanno ka tirsan Puntland iyo Gobolada kale ee dalka.

Waxaa socda qaban-qaabada socdaalka Ra’iisul wasaare Rooble ee ku tagayo degaanada Puntland, waxaana socdaalkisa ku weheliya Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya.

- Advertisement -

U jeedka Safarka Ra’iisul wasaraaha yaa ah sidii uu u xalin lahaa khilaafka ka dhex taagan Maamul Goboleedyada Jubbaland iyo Puntland, waxaana wararku intaas ay ku darayaan in Rooble uu doonayo in uu isku soo dhaweeyo Musharixiinta Mucaaradka ah iyo Dowladda dhexe.

Xiiriirka ka dhexeeya Dowladda dhexe iyo Maamul Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa ah mid aan wanaagsanayn, waxaana jira Khilaf xooggan oo labada dhinac  u dhexeeya, iyadoo ay xusid mudan tahay si weyn la isugu khilaafsan yahay arrimaha doorashooyinka iyo Ciidankii ay dowladdu gaysay Gobolka Gedo.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts