HomeWararAkhriso:-Somaliland oo shaacisay tirada dad ay u xirtay Musuq-maasuq

Akhriso:-Somaliland oo shaacisay tirada dad ay u xirtay Musuq-maasuq

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Maamulka Somaliland ayaa shaaca ka qaaday inuu dad badan u xirxiray arrimo la xiriira Musuq-maasuq, kuwaasi oo qaarkood la horgeeyay Maxkamad, kadib markii lagu helay eedeeymo Musuq-maasuq. Qoraal kasoo baxay Xafiiska Hanti-dhowraha guud ee Somaliland Axmed Yuusuf Dirir ayaa waxaa lagu sheegay in maamulka uu 19 qof u xiray Musuq-maasuq, isla markaana qaar kamid ah […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka Somaliland ayaa shaaca ka qaaday inuu dad badan u xirxiray arrimo la xiriira Musuq-maasuq, kuwaasi oo qaarkood la horgeeyay Maxkamad, kadib markii lagu helay eedeeymo Musuq-maasuq.

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Hanti-dhowraha guud ee Somaliland Axmed Yuusuf Dirir ayaa waxaa lagu sheegay in maamulka uu 19 qof u xiray Musuq-maasuq, isla markaana qaar kamid ah dadkaas la horgeeyay Maxkamad, lana xukumay.

- Advertisement -

Sidoo kale Qoraalka Hanti-dhowraha ayaa waxaa lagu sheegay in qaar kamid ah 19-ka qof ee xiran weli aan la horgeyn Maxkamad, hayeeshee la horgeyn doono, si sharciga loo marsiiyo, maadaama lagu helay arrimo la xiriira Musuq-maasuq.

Somaliland ayuu Hanti-dhowraha sheegay in sanadkaan 2020 ay qaaday tallaabo kasta oo looga hortegayo Musuq-maasuqa, ayna culeyska saareen horumatinta xeerarka iyo habraacyada maaliyadeed.

Ugu dambeyn Hanti-dhowraha guud ee Somaliland Axmed Yuusuf Dirir ayaa shacabka ugu baaqay in si wadajir ah looga wada-hadlo sidii la isaga kaashan lahaa ka hortaga arrimaha la xiriira Musuq-maasuqa oo xiliyada qaarkood la sameeyo.

- Advertisement -

Hoos ka Akhrsiso Qoraalka kasoo baxay Hanti-dhowraha Somaliland.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts