HomeCaalamkaHay’addo Caalami ah oo walaac ka muujiyay xaaladda Qaxooti cararay

Hay’addo Caalami ah oo walaac ka muujiyay xaaladda Qaxooti cararay

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Dagaalka ka socdo gobolka Tigree-ga ee dalka Itoobiya, Qaramada Midoobay waxay ku baaqeysaa in la furo waddooyin loo maro afar xero qaxooti oo ay dagan yihiin Qaxooti Eritrean ah, kuwaas oo ku tiirsan gargaarka bani’aadamnimada ee Qaramada Midoobay. Ann Encontre oo ah wakiilka Hay’adda UNHCR ee Itoobiya ayaa sheegtay inay aad uga walaacsan tahay xaaladda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dagaalka ka socdo gobolka Tigree-ga ee dalka Itoobiya, Qaramada Midoobay waxay ku baaqeysaa in la furo waddooyin loo maro afar xero qaxooti oo ay dagan yihiin Qaxooti Eritrean ah, kuwaas oo ku tiirsan gargaarka bani’aadamnimada ee Qaramada Midoobay.

Ann Encontre oo ah wakiilka Hay’adda UNHCR ee Itoobiya ayaa sheegtay inay aad uga walaacsan tahay xaaladda bina-aadamnimo ee ka sii daraysa ee dobolka Tigreega, taas oo ay ugu sii darrayso hayadda oo aan hadda awood u lahayn darrida ee ay in ay cunto iyo sahay gaarsiiso dadka u baahan, oo gaaraya 100,000 oo Eritrean ah.

- Advertisement -

“In kastoo ay adag tahay in la qiimeeyo xaaladda dhulka ka jirta – haddana ma aanan awoodin inaan la hadalno Shaqaalaheena gar gaarka 48-dii saac ee lasoo dhaafay – waxaan ka baqdin qabnaa in dadka rayidka ah, oo ay ku jiraan qoxootiga, ay xabadu  ka dhex-dhacdo” Ayay tiri Ann Encontre.

“Waxaan ubaahanahay in si dag dag ah aan u helno wadooyin loo maro afarta xero qaxooti si aan awood ugu yeelano in gargaarka aan gaarsiino halkaasi,” .

Qaxootigan ayaa inta badan ku sugan xadka Eriteriya ay la leedahay Itoobiya si ay uga baxsadaan dagaalka milatari ee aan xadidnayn iyo cadaadis gaar ah, waxaana ay ku jiraan go’doon aad u balaaran oo dhinac walba leh.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts