HomeCaalamkaTPLF oo soo bandhigtay Maxaabiis Ciidan oo Eratariyaan ah

TPLF oo soo bandhigtay Maxaabiis Ciidan oo Eratariyaan ah

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

TPLF ayaa soo bandhigtay Maxaabiis Ciidan oo u dhashay Dalka Eriteria, kuwaas oo ay sheegeen Sarakiisha Tigreeygu in ay kusoo qab-qabteen dagaal, waxaana warbaahinta la hadlay qaar ka mid ah Askarta lasoo qabtay. Qaar ka mid ah Maxaabiista Ciidanka ee lasoo bandhigay oo la hadlayay warbaahinta TPLF ayaa sheegay in dagaalka lagu soo qasbay, aysana […]

- Advertisement -
- Advertisement -

TPLF ayaa soo bandhigtay Maxaabiis Ciidan oo u dhashay Dalka Eriteria, kuwaas oo ay sheegeen Sarakiisha Tigreeygu in ay kusoo qab-qabteen dagaal, waxaana warbaahinta la hadlay qaar ka mid ah Askarta lasoo qabtay.

Qaar ka mid ah Maxaabiista Ciidanka ee lasoo bandhigay oo la hadlayay warbaahinta TPLF ayaa sheegay in dagaalka lagu soo qasbay, aysana doonayn in la dagaalamaan Tigreega oo duqymo xooggan ka gaystay gudaha Eriteria.

- Advertisement -

Waxaa sidoo kale ay intaas ku dareen maxaabiistaas lasoo bandhigay in Nabad la wada qaato oo dagaalka la joojiyo.

Hoggaamiyaha Gobolka Tigreega Debretsion Gebremichael ayaa xaqiijiyay in Ciidanka Ismaamulka Tigree-ga ay ka dambeeyeen Gantaalladii lagu weeraray Garoonka Asmara iyo Xarunta Wasaaradda Warfaafinta dowladda Eratariya.

Hogaamiyaha Tigree-ga ayaa sidoo kale sheegay in ciidamadiisu ay maalmihii lasoo dhaafay la dagaalamayeen Ciidamada Eratariya, iyagoona ku eedeeyay dowladdaas inay ka qeyb qaadaneyso dagaalka ay kula jiraan  Ciidanka Milateriga Itoobiya.

- Advertisement -

Dagaalka u dhexeeya Ciidanka Milateriga dowladda Federaalka Itoobiya iyo kuwa Ismaamulka Tigree-ga ayaa galay maalintii 11-aad, waxaana ka dhashay khasaaro aad u xoogan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac, waxaana muuqata in dagaalka ay qayb ka noqon doonto Erateria oo haatan Maxabiis Ciidan laga haayo.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts