HomeCaalamkaDad qabay COVID-19 oo ku le’day Dab xoogan oo ka kacay Isbitaal

Dad qabay COVID-19 oo ku le’day Dab xoogan oo ka kacay Isbitaal

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Dabka ayaa ka kacay sida saraakiisha caafimaadka sheegeen qeybta deg dega ee Isbitaalka Magaalada  Piatra Neamt halkaas oo ay ku jireen bukaano badan oo xaaladooda ay liidatay. Irina Popa oo afhayeen u ah kooxaha gurmadka deg dega ee magaalada ayaa sheegtay in 7 qof oo kale ay ku dhaawacmeen dabka, kuwaasi oo marka hore la isku […]

- Advertisement -

Dabka ayaa ka kacay sida saraakiisha caafimaadka sheegeen qeybta deg dega ee Isbitaalka Magaalada  Piatra Neamt halkaas oo ay ku jireen bukaano badan oo xaaladooda ay liidatay.

Irina Popa oo afhayeen u ah kooxaha gurmadka deg dega ee magaalada ayaa sheegtay in 7 qof oo kale ay ku dhaawacmeen dabka, kuwaasi oo marka hore la isku dayay in la badbaadiyo, balse dabka ay ku dhaceen.

- Advertisement -

Irina Popa waxay tilmaantay in dadka dhintay iyo kuwa dhaawacmay ay ahaayeen bukaano karoona u jiifay marka laga reebo hal qof.

Dabka ayaa basbeeliyay labo qol oo ay ku jireen 16 bukaan oo xaalad deg deg ah ahaa kuwaas oo la liitay Cudurka halista ah ee Coronavirus oo muddooyinkii dambe haayay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories