HomeWararDEG DEG:-Wasiir ka tirsan Jubbaland oo Gurigiisa la weeraray

DEG DEG:-Wasiir ka tirsan Jubbaland oo Gurigiisa la weeraray

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa ku warramaya in Caawa la weerayay Guriga Mas’uul ka tirsan maamulkaasi Jubbaland, waxaana kasoo baxaya warar kala duwan oo ku aaddan weerarkaasi. Wararku waxaa ay sheegayaan in Hoyga uu magaalada Kismaayo ka dagan yahay Wasiirka Wasaaradda deegaanka iyo dalxiiska Jubaland Caydiid Sulaymaan Xaashi  lagu […]

- Advertisement -

Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa ku warramaya in Caawa la weerayay Guriga Mas’uul ka tirsan maamulkaasi Jubbaland, waxaana kasoo baxaya warar kala duwan oo ku aaddan weerarkaasi.

Wararku waxaa ay sheegayaan in Hoyga uu magaalada Kismaayo ka dagan yahay Wasiirka Wasaaradda deegaanka iyo dalxiiska Jubaland Caydiid Sulaymaan Xaashi  lagu tuuray bambo gacmeedyo.

- Advertisement -

Wali lama soo sheegin khasaaraha ka dhashay weerarkaasi, waxaana dad Goob joogayaal ah ay sheegeen in koox hubeysan ay Bomka tureen, kuwaaasi oo Goobta isaga baxsaday weerarka ka dib.

Dhowr cisho ka hor waxaa degaanada Maamulka Jubblanad lagu weeraray mas’uuliyin kala duwan, kuwwasi oo Bom gacmeedyo lagu tuuray Guryo ay ka deggan yihiin Baardheer iyo Kismaayo, waxana ka dhashay khasaare kala duwan.

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories