HomeCaalamkaWararkii ugu dambeeyay Weerar hor leh oo ka dhacay dalka Faransiiska

Wararkii ugu dambeeyay Weerar hor leh oo ka dhacay dalka Faransiiska

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Baadari Greek ah ayaa dhaawac ka soo gaadhay kaddib markii la toogtay, xilli uu xidhayey kaniisad ku taalla magaalada Lyon. Golaha baadiriyada dalka Faransiiska ayaa dhalleeceeyey falkan, waxa ayna ku tilmaameen cimillo amnidarro oo dalkii ku sii fafaaysa. Shaqsiga weerarkaasi looga shakiyey ayaa isku dayay inuu meesha ka baxsado, balse booliska Faransiiska ayaa gacanta ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Baadari Greek ah ayaa dhaawac ka soo gaadhay kaddib markii la toogtay, xilli uu xidhayey kaniisad ku taalla magaalada Lyon.

Golaha baadiriyada dalka Faransiiska ayaa dhalleeceeyey falkan, waxa ayna ku tilmaameen cimillo amnidarro oo dalkii ku sii fafaaysa.

- Advertisement -

Shaqsiga weerarkaasi looga shakiyey ayaa isku dayay inuu meesha ka baxsado, balse booliska Faransiiska ayaa gacanta ku soo dhigay ninki hubeysnaa ee weerarka geystay.

Kiiska qofka falkaasi looga shakisan yahayna waxaa gacanta ku haya dacwad oogaha qaran ee ka hortagga falalka argagaixisada dalkaasi.

Madaxweyne Macron goobaha ay dadku isugu yimaaddaan wuxuu ka howl geliyey 4,000 oo askari oo dheeraad ah. Wixi ka dambeeyey weerarki labaad ee khamiisti ka dhacay kaniisad ku taallay Magalada Nice ee ku taalla Koonfurta Faransiiska oo uu geystay shakhsi muslim lagu sheegay.

- Advertisement -

Dhacdadan ayaa imaneysa maalma un kaddib marki kaniisad ku taalla Koonfurta Faransiiska 3 qof middi lagu dilay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts