HomeWararCiidanka Xoogga dalka oo bur buriyay Xabsi Qarsoon oo Al-Shabaab ku lahaayeen...

Ciidanka Xoogga dalka oo bur buriyay Xabsi Qarsoon oo Al-Shabaab ku lahaayeen Sh/Hoose

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa howlgal ka dhan ah  Al-Shabaab waxaa ay ka fuliyeeen tuulooyin hoostaga Degaanka Bariire ee Gobolka Shabellada Hoose, halkaasi oo ay sheegeen in ay ku dileen sagaal dagaalame ka tirsan Al-Shabaab. Howlgalka oo ahaa mid qorsheysan ayay ciidanka Xoogga Dalka ka fuliyeen tuulada Nuunaay oo 15 km dhanka Galbeed kaga began […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa howlgal ka dhan ah  Al-Shabaab waxaa ay ka fuliyeeen tuulooyin hoostaga Degaanka Bariire ee Gobolka Shabellada Hoose, halkaasi oo ay sheegeen in ay ku dileen sagaal dagaalame ka tirsan Al-Shabaab.

Howlgalka oo ahaa mid qorsheysan ayay ciidanka Xoogga Dalka ka fuliyeen tuulada Nuunaay oo 15 km dhanka Galbeed kaga began Degaanka Bariire

- Advertisement -

Ciidanka ayaa sheegay in  howlgalka ku dillen Sarkaal ka tirsan  Al-Shabaab, iyadoo ciidanka burburiyay Mid ka mid ah xabsiyada Qarsoon ee ay Al-Shabaab ku leeyihiin tuulada Nuunaay.

Dhamme Axmed Xasan Siyaad oo la hadlay Idaacadda Ciidamada ayaa sheegay in howlgalka lagu burburiyay mid ka mid ah Xabsi qarsoon oo Al-Shabaab ku lahayeen tuulada Nuunaay, isagoo intaa ku daray inay ciidamada kusoo furteen dad shacab ah oo nabadiidka si afduub ah ugu heesteen xabsiga qarsoon

Taliye Axmed ayaa tilmaamay in howlgalka lagu dilay Xubin sare oo Al-shabaab u qaabisanaa Xabsiga qarsoon, kaasi oo lagu magacabo Abuu Cabdullahi Mustaf iyo labo dagaalame oo goobta ku sugaa.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts