HomeWararPuntland oo laashay lacago Canshuuro ah iyo sababta keentay

Puntland oo laashay lacago Canshuuro ah iyo sababta keentay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Maamulka Puntland ayaa joojiyay lacago Canshuur ah oo laga qaadi jiray  Guryaha ku yaalla Degmada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Maamul Goboleedka Puntland, waxaana la laalay gabi ahaanba lacago ay dowladda Hoose ee Boosaaso ka qaadi jirtay Guryaha dib loo dayactirayo. Duqa Magaalada Boosaaso  Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan ayaa sheegay in arrintaani ay tahay mid maamulka Boosaaso […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka Puntland ayaa joojiyay lacago Canshuur ah oo laga qaadi jiray  Guryaha ku yaalla Degmada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Maamul Goboleedka Puntland, waxaana la laalay gabi ahaanba lacago ay dowladda Hoose ee Boosaaso ka qaadi jirtay Guryaha dib loo dayactirayo.

Duqa Magaalada Boosaaso  Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan ayaa sheegay in arrintaani ay tahay mid maamulka Boosaaso iyo Golaha degaanku ay isla garteen kadib Cabasho ka timid dadka degaanka, oo ku aaddan in aysan u dulqadan karin lacagaha laga qaadayo, ee Canshuuraha Guryaha Dib loo dayactirayo.

- Advertisement -

Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan duqa Boosaaso waxaa uu sheegay in si rasmi ah loo joojiyay Gabi ahaanba lacagahaas, waxaana uu intaas ku daray in aan la arki karin cid dib u qaadi karta lacagahaas ay Bulshadu Cabashada ka muujisay.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts