HomeWararMaxay ka wada hadleen Xasan Cali kheyre iyo Madaxweynaha Jabuuti?

Maxay ka wada hadleen Xasan Cali kheyre iyo Madaxweynaha Jabuuti?

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ra’iisul Wasaarihii  hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kulan la qaatay maadxweynaha dalka Jabuuti  Ismaaciil Cumar Geelle, waxaana kulanku uu ahaa mid xasaasi ah oo labada Mas’uul ay ka wada hadleen arrimo kala duwan. Kulanka oo saacado qaatay ayaa madaxweynaha Jabuuti waxaa si weyn usoo dhaweeyay Musharrax maadxweyne Xasan Cali Kheyre, waxaana kulanka looga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaarihii  hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kulan la qaatay maadxweynaha dalka Jabuuti  Ismaaciil Cumar Geelle, waxaana kulanku uu ahaa mid xasaasi ah oo labada Mas’uul ay ka wada hadleen arrimo kala duwan.

Kulanka oo saacado qaatay ayaa madaxweynaha Jabuuti waxaa si weyn usoo dhaweeyay Musharrax maadxweyne Xasan Cali Kheyre, waxaana kulanka looga hadlay arrimo ay ka mid yihiin Siysaadda kala guurka ah ee dalka, waxaana si gaar ah ay  kaga wada hadleen doorashada Soo aaddan, sida ay sheegayaan warar hoose oo soo baxaya.

- Advertisement -

Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya ayaa dhawaan shaaciyay in uu yahay Musharrax u taagan xilka Madaxweynenimo ee dalka, waaxana uu ka mid noqon doonaa sida uu sheegay Siyaasiyiinta u taagan in ay u tar-tamaan sidii ay u hanan lahaayeen Xilka Madaxweynenimo.

Waxaana kulanka uu Jabbuuti ku tagay ay wararku sheegayaan in uu yahay mid la xariira sidii uu ugu diyaar garoobi lahaa Tar-tan adag oo uu la galo siyaasiyiinta kale ee u hanqal tagaya Xilka  Madaxweynenimo ee Soomaaliya.

Safarka Xasan Cali Kheyre ee Jabuuti ayaa ah, kiisii ugu horreeayay ee uu dalka kaga baxo, tan iyo markii laga Qaaday Xilka Ra’iisul Wasaaraha dalka, oo uu hayay tan iyo markii uu Madaxweyne farmaajo soo  Magacaabay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts