HomeWararCiidamada Daraawiishta Galmudug iyo kuwa NISA oo burburin ka sameeyay Deegaan...

Ciidamada Daraawiishta Galmudug iyo kuwa NISA oo burburin ka sameeyay Deegaan hoostaga Degmada Hobyo

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Howlgalkan oo cagta lagu mariyay Deegaameyn sharci daro ah ayaa laga sameeyey Degaanka Ribaad oo mudoba uu ka taagnaa muran u dhexeeyay dadka reer miyiga ah, Saraakiisha Ciidamada hoggaamineysa ayaa ku amray dadka deegaankan in ay joojiyaan dhismayaasha cusub si looga badbaado Dagaalada salka kuhaya muranka dhuleed. Ciidamada ayaa sidoo kale howlgalo ka sameeyay guddaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Howlgalkan oo cagta lagu mariyay Deegaameyn sharci daro ah ayaa laga sameeyey Degaanka Ribaad oo mudoba uu ka taagnaa muran u dhexeeyay dadka reer miyiga ah, Saraakiisha Ciidamada hoggaamineysa ayaa ku amray dadka deegaankan in ay joojiyaan dhismayaasha cusub si looga badbaado Dagaalada salka kuhaya muranka dhuleed.

Ciidamada ayaa sidoo kale howlgalo ka sameeyay guddaha Magaalada Hobyo, gaar ahaan xarumo dowladeed oo sifo sharci daro ah lagu daganaaa mudo dheer.

- Advertisement -

Gudoomiyaha Gobolka Mudug, Maamulka Degmada Hobyo iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Galmudug ayaa qayb ka ahaa howlahan lagu hakinayay Deegaameynta Sharci darada ah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts