HomeWararGuddoomiyaasha labada aqal iyo duqa Muqdisho oo kulan yeeshay

Guddoomiyaasha labada aqal iyo duqa Muqdisho oo kulan yeeshay

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Guddoomiyayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka  Federaalka Soomaaliya ayaa kulan la qaatay Guddoomiyaah Gobolka Banaadir Cumar Maxamed Maxamuud Cumar Filish. Kulanka ayaa looga hadlay arrimo kala duwan oo quseya Siyaasadda dalka, waxaana la sheegay in ay si gaar ah uga wada hadleen Mataaladda Gobolka Banaadir ee Aqalka Sare. Gudoomiyeyaasha Labada Aqal Ee barlamanka Federalka Soomaaliya Maxamed […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka  Federaalka Soomaaliya ayaa kulan la qaatay Guddoomiyaah Gobolka Banaadir Cumar Maxamed Maxamuud Cumar Filish.

Kulanka ayaa looga hadlay arrimo kala duwan oo quseya Siyaasadda dalka, waxaana la sheegay in ay si gaar ah uga wada hadleen Mataaladda Gobolka Banaadir ee Aqalka Sare.

- Advertisement -

Gudoomiyeyaasha Labada Aqal Ee barlamanka Federalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheikh Cabdiraxman iyo  Cabdi Xaashi Cabdullahi iyo Guddoomiyaha Goabalka ayaa la sheegay in isku fahmeen qodobada ay ka wada hadleen, waxaana guddoomiyaha Gobolka Banaadir uu sheegay in kulanku uu ahaa mid mira dhal ah, ayna isku fahmeen waxyaabihii ay ka wada hadleen.

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts