HomeCaalamkaAmiirkii dalka Kuwait oo geeriyooday 

Amiirkii dalka Kuwait oo geeriyooday 

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Amiirkii dalka Kuwait Shiikh Sabaax Al-Axmed Al-Jaberti ayaa goordhweyd ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla dalka Mareykanka, kaas oo bilihii lasoo dhaafay lagula tacaalayay xaaladiisa Caafimaad. Telefashinka Qaranka ayaa baahiyay geerida amiirkii dowladda Kuwait, isla markaana waxaa uu geeriyooday isaga oo 90-jir ah, kaddib 14 sanno uu ahaa Amiirka Kuweyd. Amiir Shiikh Sabaax Al-Axmed Al-Jaberti ayaa […]

- Advertisement -

Amiirkii dalka Kuwait Shiikh Sabaax Al-Axmed Al-Jaberti ayaa goordhweyd ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla dalka Mareykanka, kaas oo bilihii lasoo dhaafay lagula tacaalayay xaaladiisa Caafimaad.

Telefashinka Qaranka ayaa baahiyay geerida amiirkii dowladda Kuwait, isla markaana waxaa uu geeriyooday isaga oo 90-jir ah, kaddib 14 sanno uu ahaa Amiirka Kuweyd.

- Advertisement -

Amiir Shiikh Sabaax Al-Axmed Al-Jaberti ayaa dhashay 1929, isagoo muddo 40 sano ahaa Wasiirka Arrimaha Dibadda Kuwait sanadihii 1963 illaa 2003-dii, isagoo noqday Ra’iisul Wasaare.

Amiirkii Bin’aadannimada iyo Diblumaasiyaddda ayaa lagu naasaysi jiray siyaasadda Kuwait oo uu dhidibada u taagay iyo ka qayb qaadashadiisa arrimaha bin’adannimada iyo gacansiinta Carabta iyo Islaamka.

Sidoo kale Amiir Sabaax iyo Soomaalida waxa ka dhexeeyay xiriir wanaagsan, wuxuuna dalka Soomaaliya ka fuliyey mashaariic horumarineed oo badan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories