HomeWararFaah-faahino:- Qarax ka dhacay Gobolka Gedo iyo Khasaaraha ka dhashay

Faah-faahino:- Qarax ka dhacay Gobolka Gedo iyo Khasaaraha ka dhashay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka aan ka helayno Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Qarax khasaare dhimasho iyo dhaawac gaystay uu ka dhacay Gobolkaaas. Qaraxa oo ahaa Miinada Dhulka la galiyo ayaa la sheegay in uu ka dhacay Maqaaayad ku taalla Magaalada Ceel-waaq ee Gobolka Gedo, qaraxa oo aha mid xooggan ayaa jugtiisa waxaa laga maqlay degaanada iyo degmooyinka ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka helayno Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Qarax khasaare dhimasho iyo dhaawac gaystay uu ka dhacay Gobolkaaas.

Qaraxa oo ahaa Miinada Dhulka la galiyo ayaa la sheegay in uu ka dhacay Maqaaayad ku taalla Magaalada Ceel-waaq ee Gobolka Gedo, qaraxa oo aha mid xooggan ayaa jugtiisa waxaa laga maqlay degaanada iyo degmooyinka ka agdhow Degmadaasi.

- Advertisement -

Inta la xaqiijiyay laba qof ayaa ku dhimatay halka Seddex kalena ay ku dhaawacmeen, waxaana la sheegayaa in khasaaruhu uu intaa ka badan karo.

Maqaayadda Qaraxu ka dhacay aaya ahayd maqaayad aad u mashquul badnayd sida la sheegay, waxaana xiligaas ku sugnaa Maqaayadda  dad shacab ah  iyo Askar ka tirsan Ciidanka Dowladda.

Dadkii ku dhaawacmay Qaraxa ayaa loola cararay Cusbitaalada ku  yaalla Magaalada, waxaana hadda lala tacaalayaa dhawaacyadii ka dhashay qaraxaas.

- Advertisement -

Qaraxa ka dib Ciidanka ammaanka ayaa sameeyay Howl gallo iyadoo isku socodjka guud ee Goobtii wax ka dhaceen uu istaagay.

Wali laamaha ammaanka kama hadlin qaraxa, lamana oga cidda ka danbeysay qaraxaas, balse qaraxyada Noocaan ah ayaa inta badan waxaa fuliya dagaalamayaasha Al-shabaab.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts