HomeWararMadaxweynayaasha Jubbaland iyo Puntland oo kusoo wajahan Muqdisho

Madaxweynayaasha Jubbaland iyo Puntland oo kusoo wajahan Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Saacadaha soo socda ayaa lafilyaa in Magalada muqdisho ay soo gaaraan Madaxda maamulada Jubblanad iyo Puntland, waxaana socda diyaar garoow ku aaaddan sidii loo soo dhaweyn lahaa madaxda  iyo Wafdigooda. Wafdi horudhac aya soo gaaray muqdisho kuwaas oo ka socda labada dhinac ee Axmed maxamed Islaam Axmed Madoobe iyo Saciid Cabdullaahi Deni. Waxaana wafdi hordhaca […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Saacadaha soo socda ayaa lafilyaa in Magalada muqdisho ay soo gaaraan Madaxda maamulada Jubblanad iyo Puntland, waxaana socda diyaar garoow ku aaaddan sidii loo soo dhaweyn lahaa madaxda  iyo Wafdigooda.

Wafdi horudhac aya soo gaaray muqdisho kuwaas oo ka socda labada dhinac ee Axmed maxamed Islaam Axmed Madoobe iyo Saciid Cabdullaahi Deni.

- Advertisement -

Waxaana wafdi hordhaca ah ee Siciid Cabdullaahi ay muqdisho soo gaareen Maalin ka hor iyadoo la arkayay Ciidamo gaar ah oo ilaalin doona wafdiga Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland.

Labada madaxweyne ayaa Muqdisho kulan kula qaadan doona Madaxweyne Farmaajo, iyadoo ay ka wada hadli doonaan arrimo la xariira siyaasadda dalka, gaar ahaan doorashooyinka, waxaana labada Mas’uul ee Jubbland iyo Puntland ay horay isaga diideen in ay ka qayb galaan Shirkii Dhuusamareeb ee lagu soo go’aamiyay nooca doorasho ee dalka ka dhici doonta.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts