HomeWararDEG DEG:- Qarax ka dhacay Magaalada Baladweyne iyo Khasaaraha

DEG DEG:- Qarax ka dhacay Magaalada Baladweyne iyo Khasaaraha

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Wararka aan ka helayno Magaalda baladweyne ee Xaruinta Gobalka Hiiraan aya sheegaya in Qarax khasare gaysatay uu ka dhacay gudaha Magaladaas. Jugta qaraxa aya xaafadaha kala duwan ee magaalada laga maqlay, waxaana wararku ay sheegayaan in qaraxu uu ka dhacay garoon  kubadda cagta lagu ciyaaro oo Baladweyne ku yaalla. Wali lama xqiijin khaasaraha ka dhashay […]

- Advertisement -

Wararka aan ka helayno Magaalda baladweyne ee Xaruinta Gobalka Hiiraan aya sheegaya in Qarax khasare gaysatay uu ka dhacay gudaha Magaladaas.

Jugta qaraxa aya xaafadaha kala duwan ee magaalada laga maqlay, waxaana wararku ay sheegayaan in qaraxu uu ka dhacay garoon  kubadda cagta lagu ciyaaro oo Baladweyne ku yaalla.

- Advertisement -

Wali lama xqiijin khaasaraha ka dhashay qaraxaasi, waxaana garoonka lagu magacaaba sida ay gooob joogayaal inoo sheegeen Laqanyo Stadium.

Ciidanka Booliska ayaa gaaray halka ay wax ka dhaceen, kuwaas oo sameeyay howlgallo ay ku baarayaan dadkii ka danbeeyay falkaasi,

Wixii kusoo korsha halkaan kala soco

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories