HomeWararWasiir Maareeye “Xilalka Mas’uuliyiinta kasoo jeeda Somaliland ay ka hayaan DFS ma’ahan...

Wasiir Maareeye “Xilalka Mas’uuliyiinta kasoo jeeda Somaliland ay ka hayaan DFS ma’ahan kuwo u qalma”

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Sii-hayaha Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in xilalka ay Mas’uuliyiinta kasoo jeeda Somaliland ka haayan Dowladda Federaalka Soomaaliya aysan u qalmin. Wasiir Maareeye oo wareysi siiyay telefashinka Dalsan ayaa waxaa uu sheegay in Mas’uuliyiinta reer Somaliland ee ka tirsan Dowladda ay xilalka loo dhiibay ku suganayaan oo kaliya midnimo Soomaaliyeed. Wasiirka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Sii-hayaha Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in xilalka ay Mas’uuliyiinta kasoo jeeda Somaliland ka haayan Dowladda Federaalka Soomaaliya aysan u qalmin.

Wasiir Maareeye oo wareysi siiyay telefashinka Dalsan ayaa waxaa uu sheegay in Mas’uuliyiinta reer Somaliland ee ka tirsan Dowladda ay xilalka loo dhiibay ku suganayaan oo kaliya midnimo Soomaaliyeed.

- Advertisement -

Wasiirka Warfaafinta ayaa tilmaamay in aysan u qalmin xilalka ay dowladda ka hayaan, isagoo xusay inay doonayaan inay helaan xilalka ay u qalmaan sida Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha dalka.

Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa shaaca ka qaaday in xilalka ay dowladda Federaalka Soomaaliya ay u dhiibtay Mas’uuliyiinta reer Somaliland ku sugayaan oo kaliya in lala midoobo Somaliland.

“Waxa aan ku fadhinno maaha wax noo qalma, waxa aan doonaynaa in reer Somaliland helaan xilalka ay u qalmaan ee madaxweynaha iyo ra’iisal wasaaraha, balse waxan waa wax aan ku sugayno in lala midoobo Somaliland” Ayuu yiri Maareeye.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts