HomeWararGuddoomiye Maxkmad Degmo oo diiday xilka qaadis lagu sameeyay

Guddoomiye Maxkmad Degmo oo diiday xilka qaadis lagu sameeyay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Guddoomiyaha Maxkamadda Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir Axmed Cabdi Cali (Aabi) ayaa ka horyimid xilka qaadis uu ku sameeyay Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Soomaaliya Baashe Yuusuf Axmed. Guddoomiye Axmed Cabdi Cali ayaa sababta uu ku diiday xilka qaadista ku sheegay inay tahay in Guddoomiye Baashe uusan xilka qaadis karin, maadaama uu ku magacaaban yahay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Maxkamadda Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir Axmed Cabdi Cali (Aabi) ayaa ka horyimid xilka qaadis uu ku sameeyay Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Soomaaliya Baashe Yuusuf Axmed.

Guddoomiye Axmed Cabdi Cali ayaa sababta uu ku diiday xilka qaadista ku sheegay inay tahay in Guddoomiye Baashe uusan xilka qaadis karin, maadaama uu ku magacaaban yahay xee Madaxweyne.

- Advertisement -

Wararka ayaa intaas kusii daraya in Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka uu qoray warqabad lagu soo xirayo Guddoomiye Aabi, waxaana la tilmaamay in warqadaas la gaarsiiyay Aabi.

Dood dhinaca sharciga ah oo ka dhashay xilka qaadis lagu sameeyay qaar kamid ah Guddoomiyeyaasha Maxkamaddaha Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa maalmihii lasoo dhaafay jiray.

Si kastaba lama oga sababta keentay inuu Khilaaf xoogan uu soo kala dhex-galo dhex-galo Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed iyo Guddoomiye Axmed Cabdi Cali (Aabi), isla markaana keentay xilka qaadista la sameeyay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts