HomeWararMadaxweyne Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo oo Jabuuti gaaray

Madaxweyne Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo oo Jabuuti gaaray

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Madaxweynaha maamulka  Puntland Siciid Cabdullaahi Deni  iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Caasimadda dalka Jabuuti ee Djabuuti. Waxaana Madaxweynaha iyo wafdigiisa soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan Dolwadda Jabuuti oo uu ugu horreeyo Wasiirka arrimaha dibedda Jabuuti. Deni ayaa inta uu ku sugan yahay dalkaasi Jabuuti  waxaa uu la kulmi doonaa Mas’uuliyiin […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha maamulka  Puntland Siciid Cabdullaahi Deni  iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Caasimadda dalka Jabuuti ee Djabuuti.

Waxaana Madaxweynaha iyo wafdigiisa soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan Dolwadda Jabuuti oo uu ugu horreeyo Wasiirka arrimaha dibedda Jabuuti.

- Advertisement -

Deni ayaa inta uu ku sugan yahay dalkaasi Jabuuti  waxaa uu la kulmi doonaa Mas’uuliyiin ka tirsan Daowladda Jabuuti, waxaana la filayaa in uu kala hadlo arrimo ay la mid yihiin sidii maamulka Puntland looga gacan siin lahaa mashaariicyo dhowr ah oo ay ka mid yihiin:

1- In Jabuuti ay maalmo kooban ay Puntland ku caawiso, xafaarad qalabka Dekedaha ciida looga saaro, oo wax looga qabanayo dekeda Boosaso (Ganacsato ayaa gacan ka geysanaysa).

2- In Shirkado Ajnabi ah oo doonaya in saldhig ciidan ay ka sameystaan deegaanada gobalka Barri heshiis lala galo, waana is aragii labaad ee shirkadahan oo ay saameyn ku leeyihiin dawladdaha reer galbeedka mid ka mid ah, (Madaxtooyadu, waxay kaloo doonaysaa in ciidanka Mareykanku taageeraan ee kusugan PL uu noqdo mid ay maamusho).

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts