HomeWararTaliye Cusub oo loo magacaabay Magaalada Dhuusamareeb

Taliye Cusub oo loo magacaabay Magaalada Dhuusamareeb

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud u Magacaabay Taliye cusub. Taliska Booliska ayaa Nuur Cilmi Maxamed u magacabay Taliyaha Booliska saldhigga Dhuusamreeb, waxaa wareegto kasoo baxday Taliska Booliska Soomaliyeed lagu magacaabay taliyaha. Nuur Cilmi Maxamed ayaa  horay waxaa uu uga soo shaqeeyay degaanada maamulka Galmudug, waxaana uu horay usoo noqday Taliyaha […]

- Advertisement -

Taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud u Magacaabay Taliye cusub.

Taliska Booliska ayaa Nuur Cilmi Maxamed u magacabay Taliyaha Booliska saldhigga Dhuusamreeb, waxaa wareegto kasoo baxday Taliska Booliska Soomaliyeed lagu magacaabay taliyaha.

- Advertisement -

Nuur Cilmi Maxamed ayaa  horay waxaa uu uga soo shaqeeyay degaanada maamulka Galmudug, waxaana uu horay usoo noqday Taliyaha saldhigga Booliska Caabudwaaq.

Magaalada Dhuusamareeb ayaa aahyd Magaalo aan lahayn Taliye, waxaana horay isku casilay taliyiihii Booliska Magaaladas, iyadoo la sheegay is faham waa soo kala dhexgalay Taliska Boolis iyo Taliya Magaalada Dhuusamareeb uu isku casilay Taliyihii ka horreeyay Nuur Cilmi Maxamed.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories