HomeWararMadaxweyne Maamul Goboleed oo Safiiro  Shir la yeeshay

Madaxweyne Maamul Goboleed oo Safiiro  Shir la yeeshay

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Madaxweynaha Maamul Gobaleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa shir la yeeshay qaar ka mid ah safiirada Beesha Caalamka Soomaaliya u jooga. Madaxweyne Waare ayaa Shir Khadka internet la yeeshay Safiirada Somaliya u jooga US, UK, EU, iyo UN. Waxaana ay ka wada hadleen arrimo dhowr ah oo la xiriira siyaasadda Soomaaliya. Waxaa kulanka looga hadlay […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Maamul Gobaleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa shir la yeeshay qaar ka mid ah safiirada Beesha Caalamka Soomaaliya u jooga.

Madaxweyne Waare ayaa Shir Khadka internet la yeeshay Safiirada Somaliya u jooga US, UK, EU, iyo UN. Waxaana ay ka wada hadleen arrimo dhowr ah oo la xiriira siyaasadda Soomaaliya.

- Advertisement -

Waxaa kulanka looga hadlay  hanaanka geeddi socodka nabadeed ee Soomaaliya sida arrimaha  Doorashooyinka Dalka iyo sidii wadi lahaa natiikooyinka shirarkii Dhuusamareeb.

Beesha Caalamka ayaa si gaar ah isha ugu haysa xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya waxaana si gaar ah loo wada sugayaa shakhsiga Madaxweyne farmaajo uu usoo magacaabi doono xilka ra’iisul wasaaranimo iyo sidoo kale nooca doorasho ee dalka ka dhici doonta.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories