HomeWararMD Farmaajo iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo kulan yeeshay

MD Farmaajo iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo kulan yeeshay

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Magaalada Dhuusamareeb kulan kulan qaatay Guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad Goboleedka Galmudug. Kulanka Madaxweyne Farmaajo iyo Guddoomiye Maxamed Gacal Nuur ayaa waxaa uu ahaa mid is xog-wareysi ah ah oo ku aadan xaaladda siyaasadeed ee Galmudug iyo tan Baarlamaanka maamulkaas. Qoraal uu soo saaray Guddoomiye Maxamed Gacal ayaa waxaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Magaalada Dhuusamareeb kulan kulan qaatay Guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad Goboleedka Galmudug.

Kulanka Madaxweyne Farmaajo iyo Guddoomiye Maxamed Gacal Nuur ayaa waxaa uu ahaa mid is xog-wareysi ah ah oo ku aadan xaaladda siyaasadeed ee Galmudug iyo tan Baarlamaanka maamulkaas.

- Advertisement -

Qoraal uu soo saaray Guddoomiye Maxamed Gacal ayaa waxaa uu Madaxweyne Farmaajo uga mahaceliyay Amarkii Xukuumadda Federaalka uu siiyay ee ahaa inay gacan weyn ka geystaan dhismaha Hay’addaha Maamulka Galmudug.

“Waxaan Madaxweyne  Farmaajo uga mahadcelinayaa Amarkii uu ku siiyey Xukuumadda Federaalka in ay gacan weyn ka geysato dhismaha iyo kobcinta Hay’adaha Curdanka ah ee Galmudug” ayuu yiri Guddoomiye Maxamed Gacal.

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Magaalada Dhusamareeb uga qeyb galay kulamo gaar gaarka ah oo ay yeesheen Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa Maamul Goboleedyada ee dalka ka jira, iyadoo Shirkana xalay lasoo Gaba-gabeeyay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts