HomeWararAskari laba qof ku dilay Muqdisho iyo faah faahin kasoo baxeysa

Askari laba qof ku dilay Muqdisho iyo faah faahin kasoo baxeysa

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Askari la sheegay inuu ka tirsanaa Ciidanka dowladda Federaalka ayaa duhurnimadii Maanta waxaa uu laba qof oo shacab ahaa ku dilay agagaarka Saybiyaano ee Degmada Hodan ee Gobolkaan Banaadir. Goobjoogyaal ayaa Radio Dalsan u sheegay in Askariga uu rasaas dhowr ah ku dhuftay labada qof ee shacabka ahaa, isla markaana waxaa mid kamid ahaa wiil […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Askari la sheegay inuu ka tirsanaa Ciidanka dowladda Federaalka ayaa duhurnimadii Maanta waxaa uu laba qof oo shacab ahaa ku dilay agagaarka Saybiyaano ee Degmada Hodan ee Gobolkaan Banaadir.

Goobjoogyaal ayaa Radio Dalsan u sheegay in Askariga uu rasaas dhowr ah ku dhuftay labada qof ee shacabka ahaa, isla markaana waxaa mid kamid ahaa wiil dhalinyaro ah, iyagoona halkaas ku geeriyooday.

- Advertisement -

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska dowladda iyo qaar kamid ah Ehelada dadka la dilay ayaa goobta uu falku ka dhacay ka qaaday Meydadka labada Marxuum, waxaana loo qaaday dhanka Xarunta Hay’adda CID-da.

Sidoo kale Askarigii dilka geystay ayaa goobta ka baxsaday, waxaana dadka uu dilay ku jiray wiil dhalinyaro ah oo lagu Magacaabi jiray Cabdishakuur Maxamed, isla markaana dhiganayay mid kamid ah Jaamacadaha ku yaalla Magaalada Muqdisho.

Askarta ka tirsan Ciidanka dowladda Federaalka ayaa xiliyada qaarkood waxaa ay gudaha Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka ay ku dilaan dadka shacabka ee aan waxba-galsan, iyagoona falalka kadib baxsada.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts