HomeWararDowladda Somalia oo fariin Deg-deg ah u dirtay Hay’addaha samafalka

Dowladda Somalia oo fariin Deg-deg ah u dirtay Hay’addaha samafalka

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka DFS ayaa ugu baaqay hey’adaha ka shaqeeya gargaarka in ay sida ugu dhaqsiyaha badan la gaaraan dadka ay saameeyeen fatahaadaha iyo daadadka ka dhashay deegaannada qaar ee ka mid ah degmooyinka dalka. Xamsa Saciid Xamsa Wasiirka Gargaarka oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in la joogo waqtigii uu muuqan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka DFS ayaa ugu baaqay hey’adaha ka shaqeeya gargaarka in ay sida ugu dhaqsiyaha badan la gaaraan dadka ay saameeyeen fatahaadaha iyo daadadka ka dhashay deegaannada qaar ee ka mid ah degmooyinka dalka.

Xamsa Saciid Xamsa Wasiirka Gargaarka oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in la joogo waqtigii uu muuqan lahaa doorka hey’adaha gargaarka ku leeyihiin bad baadinta nolosha dadka.

- Advertisement -

Wasiirka waxa uu ka hadlay saameynta gaar ahaan roobabkan ku yeesheen dagmooyinka Afgooye iyo Balcad oo ka wada tirsan goballada shabeellaha dhexe iyo shabeellada hoose.

“Roobka xilliga xagaaga oo aad u batay, si gaar ahna ugu badan Koofurta dalka ayaa sababay in ay butaacaan ama fatahaan, qeybo badan oo ka mid ah dalka. Waxaa taasi ay sababtay in ay timaado xaalad baahi bani aadanimo iyo barakac baahsan oo ay sameeyeen dadka ku nool meelaha ay halista ka dhacday. Goballada saameynta ugu badan gaadhay Waxaa kamid ah shebeellada hoose, shabeellada dhexe. Banadir iyo Meelo ka mid ah Jubbooyinka”. Ayuu yiri Xamsa Saciid Xamsa.

Wasiirka oo hadalkiisa sii wata ayaa ugu baaqay hey’adaha ka shaqeeya gargaarka in ay sida ugu dhaqsiyahabadan uga jawaabaan xaaladdan soo cusboonaatay waxaana uu tilmaamay in dadka barakacay ay qabaan baahiyo Kala duwan ee Isugu JIra dhinaca cuntada, hooyga.

- Advertisement -

Dhinaca kale Wasiirka Gargaarka waxa uu ka hadlay hails cusub oo ku soo biirtay diiwaan musiibooyinka ka dhaca Soomaaliya, wuxuuna sheegay in dabeylaha ku cusub soomaaliya ay u muuqdaan kuwa isa soo taraya isagoo si gaar ahna bulshada kalluumeysatada ah uga codsaday in ay ka feejignaadaan dabeylaha xagaaga ee into badan xilliyada oo kale ka dhaca xeebaha dalka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts