HomeWararSawirro:- Madaxweynaha Jubbaland oo ilaaladii ugu badneed geystay Dhuusamareeb

Sawirro:- Madaxweynaha Jubbaland oo ilaaladii ugu badneed geystay Dhuusamareeb

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Waxaa goordhow magaalada dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug ka degtay diyaarad khaas ah oo wadday ilaalada gaarka ah ee madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo isaguna saacadaha soo socda gaari doona magaalada Dhuusamareeb. Ciidamadaan oo gaaraya 30-askari aadna u qalabaysan ayaa ka degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Dhuusamareeb waxaana soo dhaweyn u sameeyay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa goordhow magaalada dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug ka degtay diyaarad khaas ah oo wadday ilaalada gaarka ah ee madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo isaguna saacadaha soo socda gaari doona magaalada Dhuusamareeb.

Ciidamadaan oo gaaraya 30-askari aadna u qalabaysan ayaa ka degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Dhuusamareeb waxaana soo dhaweyn u sameeyay saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug iyada oo la sheegay in lagu wareejiyay gaadiid ciidan oo gaar ah.

- Advertisement -

Ilaalada gaarka ah ee madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa ku biiraya ciidamo kale oo ilaalo u ah madaxweynaha Puntland kuwaas oo iyaguna xalay gaaray magaalada Dhuusamareeb.

Madaxweynayaasha maamulada Jubbaland iyo Puntland ayaa ah labada madaxweyne ee ilaalada u khaaska ah ee aadka u hubeysan iskagasoo hoemariyay magaalada ka hor inta uusan furmin shirka.

Masuuliyiintaan ayaa horay uga dalbaday madaxweynaga Galmudug oo gogosha fidiyay in ciidamada gaarka u tababaran ee Haramcad in uu ka saaro Dhuusamareeb,iyada oo ku dhawaad 200 oo ka mid ah ciidamadaas lagasoo dada gureeyay.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts