HomeWararGuddiga Doorashooyinka Qaranka oo Diiwaan-geliyay Xisbiyo Cusub

Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo Diiwaan-geliyay Xisbiyo Cusub

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Guddiga Madaxbanaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta shahaadooyinka KMG ah ee diiwaangalinta siiyay 8 xisbi oo ku biiriya xisbiyadii Guddiga Doorashooyinka Qqaranka uu horey u diiwaan-galiyay. GMDQ oo raacaya tilmamaha iyo talooyinka Cudurka Safmarka ah ee Cuduirka COVID-19 ayaa munaasabadda xisbiyada lagu sinayay shaadada u qabtay qaab online ah iyadoo uu GMDQ aaladda ZOOM- ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddiga Madaxbanaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta shahaadooyinka KMG ah ee diiwaangalinta siiyay 8 xisbi oo ku biiriya xisbiyadii Guddiga Doorashooyinka Qqaranka uu horey u diiwaan-galiyay.

GMDQ oo raacaya tilmamaha iyo talooyinka Cudurka Safmarka ah ee Cuduirka COVID-19 ayaa munaasabadda xisbiyada lagu sinayay shaadada u qabtay qaab online ah iyadoo uu GMDQ aaladda ZOOM- ka u adeegsiday qabsoomidda Munaasabaddaas.

- Advertisement -

Gudoomiyaha Guddiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka Xaliima Ismaaciil iyo Diwaangaliyaha Xisbiyada Guddiga Maxamed Cumar Axmed Xaydara ayaa ka qaybgalay munaasabadda xisbiyada lagu guddoon siinayay shahaadada ku meelgaarka ah.

8-da Xisbi ee maanta helay shahaadada kumeel gaarka ah ayaa kala ah.

1-Xisbiga Bulshada Dimoqaardiga Soomaaliyeed.

- Advertisement -

2-Xisbiga Nolosha iyo Cadaaladda.

3-Xisbiga Walaalaha Midoobay.

4-Xisbiga Tubta Horumarka iyo Nabadda.

5-Xisbiga Isbahaysiga Mustaqbalka.

6-Xisbiga Soomalinimo.

7-Xisbiga Cadaaladda Horumarinta Dimoqaraadiyadda iyo Isqadarinta.

8-Xisbiga Badbaado Qaran.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts