HomeWararMadaxweynaha Hirshabeelle oo kulan la qaatay wafdi ka socday DDS

Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan la qaatay wafdi ka socday DDS

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan kulan kula qaatay wafdi ka socday dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Ujeedka wafdigaas Maanta tegay Baladweyne ayaa waxaa uu ahaa dhameynta Colaad beeleedyo ka dhacay deegaanka Feer-feer ee ku yaalla xadka kala qeybiya Hiiwaan iyo Itoobiya, waxaana Colaada dhacday ka dhashay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Madaxweyne Waare iyo wafdiga ka socday Dowlad deegaanka ayaa ka wada hadlay Arrimo kala duwan oo ay kamid yihiin muhiimada ay leedahay iskaashiga dhinacyada amniga, Dhaqaalaha, iyo Horumarinta ganacsiga.

Wafdigaas ayaa isugu jiray heer wasiiro, Maamulka Gobolka Shabeelle ee Dalka Itoobiya iyo Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa  maalmahaan ku sugnaa Feer-feer, iyaga oo halkaas oo ay u tagay xalinta laba Maleeshiyo Beeleed oo dagaalamay.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories