HomeWararXildhibaanada Golaha Shacabka oo dood adeg ka yeelanaya laba xeer

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo dood adeg ka yeelanaya laba xeer

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Isniin ah waxaa lagu wadaa in kulan xasaasi ah ay ku yeeshaan Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho. Ajendaha kulanka Xildhibaanada ay kaga doodi doonaan ayaa waxaa uu yahay Xeerka Matalaada Gobolka Banaadir iyo Xeerka kuraasta Goboladda Waqooyi, waxaana kulankaas uu noqon doonaa mid xasaasi ah. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Isniin ah waxaa lagu wadaa in kulan xasaasi ah ay ku yeeshaan Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho.

Ajendaha kulanka Xildhibaanada ay kaga doodi doonaan ayaa waxaa uu yahay Xeerka Matalaada Gobolka Banaadir iyo Xeerka kuraasta Goboladda Waqooyi, waxaana kulankaas uu noqon doonaa mid xasaasi ah.

- Advertisement -

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa waxaa xalay loo diray fariismo ku aadan inuu jiro kulan, isla markaana laga doonayo inay kasoo qeyb galaanka kulanka, si loo dardar geliyo howlaha shaqo ee horyaalla Baarlamaanka.

Labada sharci ay Xildhibaanada ka doodi doonaan ayaa waxaa uu kamid yahay sharciyo dhowr ah oo ay soo diyaareen Guddiga labada Aqal ee loo xilsaaray arrimaha dhameystirka sharciga Doorashooyinka ee dalka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts