HomeWararTaliye ku-xigeenkii hore ee Ciidamada Xoogga oo ka badbaaday qarax ka dhacay...

Taliye ku-xigeenkii hore ee Ciidamada Xoogga oo ka badbaaday qarax ka dhacay Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Taliye ku-xigeenkii hore ee ciidamada xoogga dalka Generaal Maxamed Cali Bariise ayaa ka badbaaday qarax Miino oo barqanimadii maanta ka dhacay nawaaxiga madaxtooyadii hore ee C/qaadim ee degmada Hodon. Ganeraal Maxamed Cali Bariise ayaa la sheegay gaariga uu la socday in uu gudbay goobta Miinada lagu aasay waxyar uun kadibna ay qaraxday isla markaana ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliye ku-xigeenkii hore ee ciidamada xoogga dalka Generaal Maxamed Cali Bariise ayaa ka badbaaday qarax Miino oo barqanimadii maanta ka dhacay nawaaxiga madaxtooyadii hore ee C/qaadim ee degmada Hodon.

Ganeraal Maxamed Cali Bariise ayaa la sheegay gaariga uu la socday in uu gudbay goobta Miinada lagu aasay waxyar uun kadibna ay qaraxday isla markaana ay haleeshay Mooto Bajaaj ay saarnaayeen hooyo ilmo yar oo ay dhashay.

- Advertisement -

Gaariga uu la socday Taliye ku-xigeenkii hore ee ciidamada xoogga dalka ayaa la sheegay in uu ahaa nooca aan xabadu karin dushana ay ka saarnaayeen ciidamo ilaalo u ahaa mana jirto khasaare askarta gaaray sida goobjoogayaal ay u sheegeen dalsan.

Inta la xaqiijiyay qaraxaas ayaa waxaa ku geeriyootay ku dhawaad 3-ruux waxaana ka mid ahaa Ilmo yar oo dhabta hooyadii ku heysay iyada oo hooyada dhaawac kasoo gaaray,waxaana tirade guud ee dhaawacyadu ay yihiin 3.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts