HomeWararCiidanka Jubbaland oo Gacanta ku dhigay Doon ay qaraxyo saarnaayeen

Ciidanka Jubbaland oo Gacanta ku dhigay Doon ay qaraxyo saarnaayeen

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ciidanka Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Jubbaland ayaa soo bandhigay Doon qaraxyo Miinooyinka dhulka lagu aasa ah ay saaranyihiin taas oo sida ay sheegeen la doonayay lasoo geliyo deegaanada Jubbaland. Saraakiisha ciidamada Jubbaland ayaa sheegay howlgal ay ka sameeyeen Jiinka Webiga Jubba in ay kusoo qabteen qaraxyadaas isla markaana ay haayeen xogtooda iyada oo sheegay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidanka Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Jubbaland ayaa soo bandhigay Doon qaraxyo Miinooyinka dhulka lagu aasa ah ay saaranyihiin taas oo sida ay sheegeen la doonayay lasoo geliyo deegaanada Jubbaland.

Saraakiisha ciidamada Jubbaland ayaa sheegay howlgal ay ka sameeyeen Jiinka Webiga Jubba in ay kusoo qabteen qaraxyadaas isla markaana ay haayeen xogtooda iyada oo sheegay in ay fashilyeen qorshihii laga damacsanaa.

- Advertisement -

Waxa ay sheegeen Saraakiisha ciidanka Nabadsugidda Jubbaland in Alshabaab ay soonayeen in Miinooyinka  soo gudbiyaan ayagoo ka soo gudbaya wabiga aaga Yoontooy iyo Buula-gaduud u dhaxeysa.

Xubno ka tirsan ALshabaab iyo ciidanka Jubbalda yaa iska hor imaad kooban uu dhexmaray iyaga oo intaas kadibna soo bandhigay Doon Caag ka sameysan oo ay Miinyooyin saarnaayeen sida ay sheegeena ay ka carareen Alshabaab.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts